somalilandcurrent.com
Golaha Guurtida oo Go’aamiyay Qodobo ay u arkeen Xalka siyaasadeed ee wadanka - SomalilandCurrent.com
Hargeysa (Somalilandpress)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa soo saaray go’aan ka kooban 3 qodob oo ay u arkeen inuu xal u noqon karo soo afjarida khilaafaadka siyaasadeed ee wadanka iyo doorka uu ka qaadanayo Golahaasi. Saddexdaas qodob oo sidan u dhignaa: – 1. waxaanu mar labaad ayidaynaa go’aankii golahu ansixiyey, dhex dhexaadna noqono sida ku cad […]