somalilandcurrent.com
Somaliland: Burco oo Yeelatay Biriij Saddexaad - SomalilandCurrent.com
Burco (Somalilandpress)- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Biriij Saddexaad oo ku soo biiray Labadii ay hore u lahayd Magaaladu, kuwaaso mid kood dadweynaha ku dhaqani dhisteen, halka ka kalena uu ahaa mid hore u jiray. Biriijkan cusub ee lagu soo kordhiyay xarunta gobolka Togdheer oo […]