somalilandcurrent.com
Somaliland Forum : Baaq ku Saabsan Dhacdadii Hargeisa - SomalilandCurrent.com
HARGEISA, 14 September 2009 (Somalilandpress) – Ururka Somaliland Forum waxuu ugu horreyn tacsi u dirayaa dhamaan eheladii intii ku geeriyootey iska hor imaadkii foosha xumaa ee shalay ka dhacay Magaalada Hargeisa. Wuxuu ururku Illaahey uga baryayaa dadkii ku dhaawacmay in uu caafimaad degdeg ah siiyo. Ururka Somaliland Forum waxa uu cambaarayn u soo jeediyaa Xukuumada […]