somalilandcurrent.com
Telesom iyo Bandhiga Mobaylada Tamarta Cadceeda ku Shaqaynaya - SomalilandCurrent.com
Hargeysa (Somalilandpress)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub oo ah Mobaylada ku shaqaynaya Cadceeda. Madaxda laamaha kala duwan ee shirkada Telesom ayaa shir-jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xaruntooda magaalada Hargeysa sharaxaad kaga bixiyay adeegan cusub ee ay soo kordhiyeen. Shirkaasi jaraa’id oo uu ugu horayn ka hadlay madaxa suuq-gaynta iyo […]