Burco (Somalilandpress)- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Biriij Saddexaad oo ku soo biiray Labadii ay hore u lahayd Magaaladu, kuwaaso mid kood dadweynaha ku dhaqani dhisteen, halka ka kalena uu ahaa mid hore u jiray. Biriijkan cusub ee lagu soo kordhiyay xarunta gobolka Togdheer oo uu dhismihiisa qaatay mudo dheer, aadna loo sugayay ayaa waxa fikirka dhismihiisa lahaa, isla-markaana maal-geliyay Company-ga caanka ah daafaha caalamka ee Dahabshiil, munaasibad balaadhan ayaana maanta daaha lagaga rogay, isla-markaana xadhigaga lagaga jaray.

Maareeyaha shirkada Dahabshiil ee gobollada Bariga Somaliland, Mr. Nuux Siciid Ducaale oo hadalo ka jeediyay furitaankii bariijkan cusub ayaa carabka ku dhuftay inay shirkad ahaan joogtayn doonaan, oo aanay ka caajisayn hawlaha horumarineed ee ay ka wadaan gobollada iyo degmooyinka wadanka Somaliland oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo mulkiilaha shirkadan caalamiga ahi, isaga oo farta ku fiiqay inay dedaal dheeri ah ugu jiraan sidii ay u sii wadi lahaayeen shirkad ahaan kor-u-qaadka iyo tayada biliceed ee magaalooyinka waawayn dalka.

[ad#Google Adsense (336×280)]

Munaasibada xadhigaga lagaga jaray Bariijka Saddexaad ee Burco yeelatay ayaa ahayd mid kulmisay wajiyo badan oo ka tirsan qaybaha bulshada, ah noqdeen Masuuliyiinta gobolka Togdheer, masuuliyiinta Axsaabta Qaranka ee heer-gobolka, Wasiiro ka yimi Hargeysa, kuwa hore ugu sugnaa Burco, dhalinyaro, haween, waxgarad iyo bulsho waynta ku dhaqan gobolka Togdheer gaar ahaan Burco.

Masuuliyiinta soo abaabushay munaasibada Xadhiga laga jaray Biriishka Cusub ayaa madasha ka mabnuucay in la isku dhaafsado Ereyo ay ka muuqato siyaasada iyo kala jiidasho taageerayaasha Gobolka.

Maaha markii koowaad ee Gobolka Toghdeer gaar ahaan Magaalada Burco laga hir galiyo Biriish, hase ahaatee mudo yar ka hor ayey hayd markii Biriish Laga qotamiyey badhtamaha magaalada Burco gaar ahaana wadada qaybta garoonka Kubada Cagta ee Burco.

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco ayaa Bariijkan Saddexaad ee laga bineeyay uu yahay fariin adag oo ay u dirayaan reer Hargeysa, kuwaasoo xukuumad, dadweyne, ganacsato, qurba-joog iyo qaybahooda kala duwaniba ay ku guul-daraystaan inay dhistaan Bariijkii Labaad ee magaaladaas oo roob daadad watay dumiyay sanadkii 2005-tii oo haatan laga joogo 5 sano oo waxyar la’.

1 COMMENT

  1. Reer Burco Biriij sadexaad oo ay candhuufta ka tufaan ayay heleen. Waxaa la yidhi barigi Burco loo dhisay biriijki ugu horeeyay, dadkeedu intay istaagaan dhexdiisa ayay isku odhan jireen, Candhuuftayda ayaa kaa hor dheeraynaysa iyo tayda ayaa kaa hor dheeraynaysa.
    Markaa mabruuk reer burco, mid sadexaadna heshe. Reer hargeisa wax aad ugu faantaana waad hesheen oo ah 3 biriij ayaanu leenay.

    • adeer burco iyo hargeysaba waa dhulkaygii laakiin hore ayaa loo yidhi tiisa daryeele ayaa tu kale ku dara markaan tayda dayac tiro ayaan hargeysana u soo jeesanayaa

  2. Buraowians are the best. They showed perseverance and deserve credit for their hard work. Hopefully more bridges will be built in the future to connect the city, where the GREAT Togdheer river divides. It will not be long before the hardworking people of Burao build great city parks and beautiful ponds in it, so that they can have picnic on it.wWth Allah's will, it'll happen soon.

  3. Kudos to Dahabshiil and the hard working Burao people. This is their third bridge completed ontime while the Hargeisa bridge not too far from the presidency still sits idle for the 5th years, nothing in its place. Wahtever happened to the funds were collected for its reconstruction? Goes to show you that the government does nothign as good as the private sector leave it to the private companies.

  4. Congratulations to all the people who took part in this project including Dahabshiil and the people of Burao, you are unified always in these sort of areas and this is why Burao will always be the traditional home of Somaliland.

  5. heeeeeeey my city doin big…………..by da way dis is da fourth one…dey forgettin in the city….

  6. Burco wax ay ka fiican tahay Hargiesa oo awood u wayday in ay dhisato biriij, ama ay hagaajiso kii daad ku ka qaaday

  7. KIA.

    I am not jealous
    kafatanku uu furan yahay, shakina igagama jiro waxa qabadka ree Burco ay samaynayaan mudadii danbe. laakiin miyaanay kuu muuqan saaxiib in ree burco ay arrintoodu tahay taadana kula lihi taydana anaa iska leh. waayo cida maanta Hargeisa wax ku haysata ree Burco aad bay uga muuqdaan. Hargeisana maanta ma ah Hargeisa dii hore waa caasimaddii Dalka waana la wada leeyahay taladeeda oo waa loo simanyahay.markaa ninkii maanta gacantiisa qoyantahay ee wax haya waa inuu wax ka qabtaa. oo marka Biriij Dahabshiil ka dhiso Burco waa inuu ka labaad ka dhisaa Hargeisa ama magaalo kale waayo koleyba Hargeisa ayaa uu faa"iidadiisa ugu badan ka helaa iyo sidoo kale magaalooyinka kale. .

    • sxb musa…

      marnaba dahabshiil ha dhaleceen ma ogiid wuxuu hargaysa iyo dalka oo dhan ka qabto sxb blame on da dawaladan beenta kugu sheekaynaysaa ee dhiigi dadka reer hargaysa cunaysa its shame that hargeisa is our capital hadan birish yar bay 5 sano dhisayeen…toos sxb dahabshiil hargeisa waaka koone kastaba dhisaye se mida kale reer hargaysaay hadii aydiin aheen jidh xun maxaa aad kaga dulmeralaysanaysaan burco oo aad marba hadalka yar ee jilicsan u soo turaysaan hadii aad wax taraysaan casimad iyo dawladii iyo tajiriintii dhaqalohoodiba idiinka ayaay dam idiinku yihiine maxaad idinku isugu cananan waydeen taas intaad meel walba nacnacdaas ka haysaan…intaad ku jirteen burco ayaa budh sida ta ayaa ladin dhafay anagana hadalkiinu waa noo bararujin iyo isku dubnidayda ayaad na xasuusinaysaan uun lakiin idiinka yaa idiin toosinaya talow?

  8. Burco waataa is muujisee bal Hargaysa oo sida dulinka ku dul nool gobolada ay ugu muhiimsan yihiin Saaxil iyo Togdheer car biriishkaa ha dhamaystaan, haddaan labadaa gobol caawimo waydiisan

  9. I cannot believe those so called Somalilanders are exchanging here such sick comments. I bet most of those here, who are talking as though they represent one of the regions or cities in Somaliland have never ever contributed anything to their country. Because a good citizen who contributes to the progress of his country, like Dahabshiil, would never talk nonsense like this.
    People, just read back what you wrote and have some self-respect.
    Musa, Somaliland is one, if you want division and whatever is that you trying to promote, give up your Somaliland citizenship and join the great destruction in the Somalia. If you are a grown up person, you should be ashamed of yourself, and if you are a kid, you definetely have no good role models. Check with Somaliland's larger community centres for the right inspirations.
    Peace

  10. Salma

    ahahahah put ur feet on the ground firmly chick. All somalilanders are same, but it is good emphasize who is doing good, and who is not that is all. Of course Burco is way ahead than Hargeisa when it comes to reconstruction of their city.

  11. dadkoo dhan buu xilka saran yahay dhisida dalka, whether u re from burco or hargaisa or any other plce so cool down and remember we re all from s/lnd and we don't need to say i'm dis and dis, especially these days coz our enemy is watching us in every second and every moment

  12. Kadra: who is u enemy i did not like the why u talk we all somali dont divide us i am somali and am proud to be asomali where ever i go people nows me as a somali no body calling me somalilander unless i explaing to them so open u ear and be somali ok that will be good for u. Kadra me my self i born in Hargaysa and i can not call my self somalilander.

  13. Maasha Allah waa wax aad loogu farxo walee horumarka somaliland illaahay ha ugu sii wado dadna way is cunayaan dadna waxay ku jiraan siday wax u dhisan lahaayeen war reer soomaalilaanoow hadaan idiin imaado ma isoo dhawaynaysaan idinkama fogiye lol ViVa Somaliland wax kale ma ahan intaasi waa intaad naga aqoon badan tihiin waanu idiin qirnay.

    • Si fican ba uu hadashay Somalida waxa laga donaya inay dhaman tageeran wixi fican doesnt matter meshi lagu qabto ama laga hirgaliyo, wixi cunaa wa inaan dhaman iska fogaynoo ama cambareenayo.

      Sido kaleen u rajenayaa Gedo iyo umada Somaliyeed.

  14. dhalin yardaa horu marka iyo horu socodka umad somaliland ka soo hor jeeda ee horu markii umadeenu ku talabsataay leeh wax kor ku qoraan waynu garanaynaa ciiday ka soo baxaayan waxasi ee dhalin yarada reer hargaysoow hanan qaada sxb yaal berigii horee dhalinta reer muqdisho iyo reer jabuti aayaan hana qaadi jirinee magaladiinii hooyo hoos u eega oo ka gil giisha wuxuushta iyo madaawga saaran malaadiina burco baa tidhi baad illaa iyo taan iyo turkey gii iyo talayangii la soo tagnaydeenee sidaan si isugu dhaamam oo wadoooyinka gobolkiina dhista birshiyad hagajista hadii kale waad ku caasimaad la, dahiin ee taas maanka ku hayaa

  15. manshalah burco waa gobol qabobo dhalin yaro iyo wayal intuba isgarab sadeno ifka ug jecal waxa qabado